Ismail Dannan - Qushuuc Lyrics | BollywoodTracksLyrics

'Qushuuc' is the latest song presented by 'Ismail Dannan'. The music video is directed by Biillboard & the lyrics are written by Abdirasak Hamud Aideed. The song was released at 'Ismail Dannan' official youtube channel on July 27th, 2020.

Song Details:

Song: Qushuuc (Lyric)
Artist: Ismail Dannan
Director: Biillboard (Ayanle Omar Ali)
Lyrics: Abdirasak Hamud Aideed (Jaylani)
Composer: Abdirasak Hamud Aideed (Jaylani)
Music: Ismail Dannan
Choreographer: Benjamin Anderberg
Music Label: Ismail Dannan
Released Date: July 27th, 2020.


Qushuuc Lyrics:

Qofba waa qofkiise 
Qofkaygu waa qaali 
Qudhba waa qudheede
qudhiisu igu qanacsan 
Haa igamuu qasaarine 
Dookhu qofsan ii xul... 

Qalbigaa jacayl u qaboo
Midkale qabanaynin
Mana qooma mayn 
barashada Marqudha 
ma qabyaynin 
Qofka aan jeclelahay 

farxadaan ku qabo 
ma qiyaasna... 

Qosol iyo kalgacal 
Wakhtigayga 
kula qaatay
Isma quudhsanoo
Qabku wuu xunyahee
Ka qashaafnay...

Jacayl qiimo le iyo 
Dareen qaayo badan 
Isku qiranay 
Axdi qaran iyo 
balan qoysa 
wada wada qaadnay 
Anigoon qawadin 
nolal qaybsanoo 
U qushuucay... 

Siday tahay qardhaas
Wadnahaan ku qoray 
Qumantayda 
Naftu way qirtee 
Quruxdeeda 
la isla qaaday 
Qotankeeda iyo 

qaab dhismeedku 
Is quweeye... 

Qacda eegmadiyo 
Arageedaan 
ku qaboobay 
Qun u yeelatoo 
Qalanjadu naftii 
Qandaraasatay 
Qabsato kashaa 
Qayrkeed u jecel 
Qawl keeda... 

Anagoo hal qudhaa
Qorshe yeelanoo
Qabyo diidnay 
Qadaf waa dhacaa
Kaayaga qaldamaa 
Saxa qaaday... 

Jacayl qiimoliyo 
Dareen qaayo badan 
Isku qiranay... 

Axdi qaran iyo 

Balan qoysa 
Wada qaadnay...

Anigoon qawadin 
Nolal qaybsanoo
U qushuucay...


Written by: Gaurav [BOLLYWOOD TRACKS LYRICS]                                             

If Found Any Mistake in Lyrics, Please Report In Contact Section with Correct Lyrics...

Post a comment